Federal housing law
1123 Form 14446 (so) (PDF)
Federal housing law as enacted — verbatim and citable.
- Edition
- 2026-10-03
- Last updated
- 2026-10-04
- Jurisdiction
- United States
Official source: IRS Forms, Instructions & Publications (https://www.irs.gov/pub/irs-pdf/f14446so.pdf), retrieved 2026-10-03. U.S. Government work (17 U.S.C. § 105).
Foomka 14446¶
(Nofeembar 2023)
Department of the Treasury - Internal Revenue Service Ogolaanshaha Canshuur bixiyaha VITA(Caawimaada Dakhliga Canshuurta ee
Tabarucaha)/TCE(La talinta canshuuraha ee waayeelka) oo Fogaan arag ah
Foomkan waxaa loo baahanyahay marka mid ka mid ah Qaadashada/Waraysiga iyo/ama Dib-u-eegista Tayada aan loo samayn si foolka-fool ah oo u dhaxaysa canshuur bixiyaha iyo tabarucaha VITA/TCE. Haddii ay khuseyso, tabarucayaasha waa inay kala taliyaan canshuur bixiyeyaasha halista la xiriirta inay xogtooda kasoo wareejiyaan goobta hal bog ilaa goob kale.
Qeybta I - In lagu dhammeystiro goobta VITA/TCE:
Magaca goobta
Cinwaanka goobta (wadada, magaalada, gobolka, koodhka boostada)
Lambarka aqoonsiga goobta (SIDN) Magaca iskuduwaha goobta
Magaca goobta xiriirka Lambarka taleefanka xiriirka goobta
Goobtaan waxay adeegsaneysa habka(-abka) fogaan araga ee VITA/TCE ee soo socda si ay u diyaariso soo celinta canshuurta:
A. Goobta Dejinta: Goobtaan waxay isticmaashaa hannaanka dejinta oo ay kamid yihiin goobta keedisa macluumaadka shaqsiga
lagu garan karo (lambarada dabagalka bulshada, Foomka W-2, iwm.) Si loogu diyaariyo canshuur celinta isla goobta laakiin waqti dambe. Hannaankan dhexdiisa, waxaad ku soo noqon doontaa isla goobtii si loogu sameeyo dib u eegista tayada iyo/ ama saxiixida canshuur celinta la dhammaystiray. Goobtu waa inay sharaxaad kabixisaa habka ay isticmaasho si ay kuula soo xiriirto haddii loo baahdo macluumaad dheeraad ah.
Fiiro gaar ah: Goobaha aanu canshuur bixiyaha ka tagin hantida goobta, tusaale ahaan ku sugida qol kale ama gaari, LOOMA tixgalinayo inay noqdaan goobaha dejinta. Maadaama canshuur bixiyaha uu joogo goobta, loogama baahna inay buuxiyaan Foomka 14446. Haddii canshuur bixiyaha uu ugu tago dukumentiyada canshuurta goobta oo kadibna uu ugu tago hantida goobta sabab kasta ha ahaatee, canshuur bixiyaha waa inuu buuxiyaa Foomka 14446.
B. Goobta Qaadashada: Habkan waxaa ka mid ah canshuur bixiyaha inuu ka tago xogtooda shakhsi ahaan lagu aqoonsan karo
(lambarada dabagalka bulshada, Foomka W-2 iyo dukumiintiyo kale) goobta si loogu diyaariyo iyo/ama tayada dib loogu eego canshuur celinta goob kale. Hannaankan dhexdiisa, macluumaadka canshuur celinta canshuur bixiyaha waxaa loo diri karaa goob kale hal ama in ka badan oo sababaha soo socda Kamid ah; wareysashada canshuur bixiyaha, diyaarinta canshuur celinta, ama fulinta dib u eegid tayo. Canshuur bixiyuhu wuxuu ku soo laaban karaa goobta qaadashada si loogu sameeyo dib u eegista tayada ama inuu dib u eego oo uuna saxiixo canshuur celinta la dhammaystiray.
C. Diyaarinta soo Celin iyo/ama Dib u eegista Tayada Kaliya Goobta: Goobtaan waxaa laga yaabaa inuu ka helo soo celin hal
ama in Ka badan oo goobaha qaadashada si loo diyaariyo soo celinta iyo/ama dib loogu eego tayada. Goobtaan guud ahaan uguma qaado iska socoto ama ballamaha canshuur bixiyeyaasha kale goobtooda dhexdeeda.
D. Goobta Isku darka: Goobtaan waxay u diyaarisaa soo celinta goobo kale oo qaadasho joogto ah ama kumeelgaar ah leh
waxayna gacan ka geystaa iska socotada iyo ballamaha canshuur bixiyeyaasha kaliya goobtooda dhexdeeda.
E. Hannaanka VITA/TCE 100% Fogaan araga ah: Habkan waxaa ka mid ah is-dhexgalada fool-ka-fool ah oo lala yeesho
canshuur bixiyaha iyo mid kasta oo ka mid ah tabarucayaasha VITA/ TCE inta lagu guda jiro qaadashada, wareysiga, diyaarinta soo celinta, dib u eegista tayada, iyo saxiixida canshuur celinta. Goobtu waa inay sharaxdaa hannaanka iyo oggolaanshaha. Tan waxaa ka mid ah hadraacyada fogaan araga ah si loo diro dukumiintiyada loo baahanyahay (lambarada dabagalka bulshada, Foomka W-2 iyo dukumiintiyada kale) iyada oo la adeegsanaayo nidaamka wadaagista faylka ee ammaanka ah si tabarucaha loogu talagalay dib loogu eego.
Catalog Number 39390T www.irs.gov Form 14446 (so) (Rev. 11-2023)
Bogga 2aad
Qeybta II: Hannaanka Goobaha:
Sharax sida hannaan kasta loo raaci doono si loogu caawiyo canshuur bixiyayaasha si fogaan arag ah. Su'aalaha ku jira qawlinta hoose waxay bixinayaan hagitaan ku saabsan waxa ay tahay in lagu daro sharraxaadda hannaan kasta. Sidee ayay goobta u maareyn doontaa:
Jadwalaynta ballanta (Sidee ayaa ballanta loogu sameeyaa: taleefoon ahaan, degelka onlaynka ee internetka, iimayl ahaan, ama siyaabo kale)
Ilaalinta Heshiiska Ogolaanshaha Canshuur bixiyaha (Sidee ayaa foomka 14446 loo saxiixay, loo helay, loona kaydiyay)
Fulinta hannaanka Qaadashada - ilaalinta dhammaan dukumiintiyada (Sidee loo helaa, loo kaydiyaa loona dabagalaa dukumeentiyada taageeraya canshuur bixiyaha)
Ansixinta saxnaanta canshuur bixiyaha - dib u eegista aqoonsiga sawirka & kaararka Dabagalka Bulshada/warqadaha ITINS (Waa maxay kanaalka isgaarsiineed, ha noqdo mid fool-ka-fool ama fogaan arag ah, ee loo isticmaalay in lagu ansixiyo aqoonsiga canshuur bixiyaha iyo dukumentiyada dib loo eegay)
Fulinta wareysashada canshuur bixiyaha (Waa maxay kanaalka isgaarsiineed, ha noqdo mid fool-ka-fool ama fogaan arag ah, ee loo isticmaalay in lagu qabto waraysiga)
Diyaarinta canshuur celinta (Halkee ayaa lagu diyaariyaa canshuur celinta iyo sidee ayuu diyaariyaha galaangal ugu helay dukumeentiyada)
La xiriirida canshuur bixiyaha (Goobtu waa inay sharaxdaa habka(abyada) ay isticmaasho si ay ula xiriirto canshuur bixiyaha haddii macluumaad dheeraad ah loo baahdo)
Fulinta dib u eegista tayada (Halkee ayaa canshuur celinta dib loogu eegay sidee ayuuna dib-u-eegaha u heli karaa dukumeentiyada)
Wadaagista soo celinta la dhammaystiray (Waa maxay kanaalka isgaarsiineed, ha noqdo mid fool-ka-fool ama fogaan arag ah, ee loo istcmaalay in lagu wadaago soo celinta la dhammaystiray iyo sidee ayuu tabarucaha iyo/ama canshuur bixiyaha ay u heli karaan soo celinta dhammaystiran)
Saxiixida soo celinta (Canshuur bixiyaha miyuu u saxiixay soo celinta si fool-ka-fool ah ama si elektaroonig ah iyo haddii si elektaroonig ah u saxiixay, softiweerkee ayaa loo isticmaalay in lagu saxiixo soo celinta)
Si elektaroonig ah u buuxinta canshuur celinta (Goormee ayaa soo celinta si elektaroonigga ah loogu buuxiya: isla markiiba ama markay maalinta dhammaato)
Catalog Number 39390T www.irs.gov Form 14446 (so) (Rev. 11-2023)
Bogga 3aad
Bogga saddexaad ee foomkan ayaa lagu xafidi doonaa goobta oo ay yaalaan dhammaan dukumiintiyada kale ee loo baahanyahay.
Qeybta III: Ogolaanshayaalka canshuur bixiyaha:
Codso in Dib loo eego Canshuur Celintaada Saxnaan darteed:
Si loo hubiyo inaad helayso adeegyo tayo leh iyo canshuur celin si sax ah loogu diyaariyey goobta tabaruca, Shaqaalaha IRS-ta waxay si aan kala sooc lahayn u doortaan goobaha diyaarinta canshuurta oo bilaashka ah si dib loogu eego. Haddii khaladaad la aqoonsado, goobta waxay samayn doontaa sixitaanka loo baahnaa. IRS-ta wax macluumaad shakhsi ah kama hayso canshuur celintaada dib loo eegay taasina waxay u oggolaanaysaa inay qiimeeyaan barnaamijyadeena diyaarinta soo celinta VITA/TCE canshuur celin si sax ah loo diyaariyey. Haddii aadan rabin in soo celintaada lagu daro ayadoo qeyb ka ah hannaanka dib u eegista, ma saamayn doonto adeegyada lagugu siiyo goobtan. Haddii goobta diyaarineysa soo celintan la doorto, miyaad oggolaaneysaa in soo celintaada dib u eegis lagu sameeyo saxnaan darteed, shaqaalaha IRS-ta?
Haa Maya
Shaacinta Ogolaanshaha Fogaan araga:
Haddii aad oggoshahay in loo diyaariyo canshuur celintaada oona loo maamulo dukumintigaaga canshuurta habka kor ku xusan, saxiixaaga iyo/ama heshiiskaaga ayaa looga baahanyahay dukumintigaan. Saxiixida dukumentigan waxay la micna tahay inaad ogolaaneyso habraacyada kor lagu soo sheegay ee ku aadan in adiga laguu diyaariyo canshuur celin. (Haddii tani ay tahay qof Guursaday oo Wadajir u Buuxinaayo soo celinta labada lamaane waa inay saxiixaan oo ay taarikheeyaan dukumentigan.) Haddii aad doorato in aadan saxiixin foomkan, waxaa laga yaabaa in aanan awood u yelan inaan diyaarino canshuur celintaada anagoo adeegsanayna hannaankaan. Maadaama aan ku diyaarineyno canshuur celintaada si fogaan arag ah, waa inaan helnaa oggolaanshahaaga oo oggolaanaya hannaankaan. Haddii aad oggolaato inaad isticmaasho nidaamyadan fogaan arag ah ee aan ahayn IRS si aad u shaaciso ama aad u isticmaasho macluumaadkaaga canshuur celinta, Sharciga federaalka kama ilaalin karo macluumaadkaaga canshuur celinta isticmaalka ama qaybinta dheeraadka ah haddii ay dhacdo in nidaamyadan la jabsado ama la xado anagoo an ogeyn. Haddii aad oggolaato shaacinta macluumaadkaaga canshuur celinta, oggolaanshahaaga wuxuu shaqeynayaa qadarka waqtiga ee aad cayintay. Haddii aadan cayimin muddada oggolaanshahaaga, oggolaanshahaagu wuxuu shaqeynayaa hal sano laga bilaabo taariikhda saxiixa. Haddii aad aaminsantahay in macluumaadkaaga canshuur celinta la shaaciyey ama loo adeegsaday si aan habboonayn iyo hab aan sharcigu oggolayn ama oggolaanshahaaga la'aantiisa, waxaad la xiriiri kartaa Kormeeraha Guud ee Maaliyadda ee loogu talagalay Maamulka Canshuuraha (TIGTA) taleefan ahaan 1-800-366-4484, ama iimayl ahaan complaints@tigta.treas.gov. In kasta oo IRS-ta ay mas'uul ka tahay bixinta shuruudaha kormeerka ee barnaamijyada Caawimaada Dakhliga Canshuurta ee Tabaruca (VITA) iyo La talinta Canshuurta ee Waayeelka (TCE), goobahan waxaa maamula iskaashatada ay
| kafaala qaaday IRS kuwaas oo maareya shuruudaha hawlgalka goobta IRS-ta iyo heerarka anshaxa tabarucaha. goobaha bogagaan ayaa laga yaabaa in aysan ku jirin ama ahaanin hanti federaalka. Waxaan oggolahay inaan isticmaalo Hannaanka Fogaan araga ah ee boggan | . In | ntaa waxaa | a d | dheer, | |||
|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Waxaan oggolahay inaan isticmaalo Hannaanka Fogaan araga ah ee boggan | Waxaan oggolahay inaan isticmaalo Hannaanka Fogaan araga ah ee boggan | Waxaan oggolahay inaan isticmaalo Hannaanka Fogaan araga ah ee boggan | Waxaan oggolahay inaan isticmaalo Hannaanka Fogaan araga ah ee boggan | Haa | Maya | ||
| Magaca daabacan | Magaca daabacan | Magaca daabacan(xaaska haddii aad guursatay wadajir ku buuxiya) | Magaca daabacan(xaaska haddii aad guursatay wadajir ku buuxiya) | Magaca daabacan(xaaska haddii aad guursatay wadajir ku buuxiya) | Magaca daabacan(xaaska haddii aad guursatay wadajir ku buuxiya) | Magaca daabacan(xaaska haddii aad guursatay wadajir ku buuxiya) | Magaca daabacan(xaaska haddii aad guursatay wadajir ku buuxiya) |
| Taariikhda Dhalashada | Taariikhda | Taariikhda Dhalashada | Taariikhda | Taariikhda | Taariikhda | Taariikhda | Taariikhda |
| Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka | Lambarka taleefanka |
| Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka | Cinwaanka imaylka |
| Saxiixa (elektaroonig ah) AMA SIGN |
|||||||
| Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Saxiixa (qor/ |
Catalog Number 39390T www.irs.gov Form 14446 (so) (Rev. 11-2023)